Islaamka ka hor gabdhuhu waxay ahayeen wax aan qiimolahayn isla markaasina la qiima ah koobabka yaryar ee shaaha lugu cabo gabdhaha waxa loo gaysan jirey xadgudub iyo dulmi aad u foolxun marka aad bugaagta aad akhrinaysid waad la yaabaysaa marmaka qaarkoodna waxa ku qabanaysa dareen naxdin leh runtii siday ahaayeen gabdhuhu islaamka ka hor boqoradii romaniyiinta iyo bershiyiintu waxay gabdhaha ka aaminsanaan jireen sidii sadaqo oo kale oo loogu talagalay boqorada inay waxay doonaan ku falaan carabtii horena gabdhaha waa ay aasi jireen waliba iyagoo nool isla markaasina way adoonsan jireen dadkii yuhuuda ahaana waxay gabadha u aaminsanaayeen wax bilaa macno oo kale oo aan qiimo ku fadhiyin isla marksaana hadii la dilol iyo hadii kalaba ay iskugu mid yihiin oo aan qiimolahayn waxay gabdhuhu sidaas ahaadaanba waxa maka ka soo baxay iftiim iftiimkaasoo iftiimayay caalamkoo dhan iftiimkaasi oo u dooday xaqa gabadha iftiimkaasi oo gabdhihii siiyay inay wax bartaan siiyayna xaquuqdoodii oo dhan iftiinkaasi waxa uu gabadhaha uu faray inay wax bartaan ninka maanta yidhaahda gabadhu wax ma baran karto waa ruux aad ugu qaldan masaladaas islamarkaasina inay soo saaraan ubad caafimaad qabta ubad ka dheer xaasidnimada ubad ka dheer wax isku ogalaan la’aanta waxa uu siiyay xaq ayna waligood ayna helin iftiimkaasina waa islaamka uu hogaaminaayan nabigeenii muxamed ahaa S.C.W

Ei kommentteja:
Lähetä kommentti