Innal Hamdha Lillah. Nahmadhuhu wa Nasta'eenuhu wa Nastagfiruh. Wa Naoozu Billahi min Shuroori Anfusina, wa min Sayyiaathi A'umaalina. Manyahdhihillahu falaa Mulilla lah. Wa man Yul lilhu falaa Haadhiya lah. Wa Ashadhu Anlaailaaha Illallahu Wahdhahu laa Shareeka lah. Wa Ashashu anna Muhammadhan Abdhuhu wa Rasooluh.
torstai 26. elokuuta 2010
tiistai 17. elokuuta 2010
tiistai 10. elokuuta 2010
THE NAME OF ALLAH.
Whatsoever in the heavens and whatsoever is on the earth glorifies allah the king (of everything),the holy,the all mighty,the all-wise.He is the one who dispatched among the illiterate a messeger from them who recites upon them his verses,purifying them (from disblief),&teaching them the book ( this Quran,islamic laws & islamic jurisprudence) & al-hikmah (as-sunnah:legal ways,orders acts of worship,etc.of muhammad (S.A.W) and verily,they hand been before in mainfest error,and he has sent him (prophet muhammad ( S.A.W.) also to others among them (muslims) who have not yet joined them (but they will come) and he (allah) is the all-mighty, the all wise.That is the grace of allah,which he besttows on whom he wills and allah is the owner of mighty grace.
maanantai 9. elokuuta 2010
AXKAANTA SOOMIDDA BISHA RAMADAAN
WAA MAXAY SOON?
Soonku luqad ahaan waa in wax laga reebtoonaado oo aan la sameyn. Sharciga Islaamkana soonku waa in laga af haysto cunto iyo cabbid iyo in laga reebtoonaado galmo (afooyinka oo xiriir galmo lala sameeyo) laga bilaabo waaberiga (fajarka salaada subax) ilaa ay qorraxdu ka dhacayso iyadoo lala imaanayo niyo qalbiga ah, oo ay tahay in laabta laga niyoodo fulinta awaamiirta Alle (S.W.) oo ah Soonka waajibka ah.
Soonka Islaamiga ah waa nafta oo laga xabisayo cunto iyo cabbid iyo waxyaalaha ay hawooto (shahawaat), iyo iyadoo laga goynayo wixii ay u caado yeelatay oo la hagaajiyo awoodeeda shahwada si loogu diyaariyo in ay dalabto liibaan waarta iyo ladnaan weyn, iyo barwaaqo ma guuraan ah, iyo in ay aqbasho waxa naftu ku daahiroobeyso oo lagu janno tago. Ujeeddadu waa in ay gaajada iyo oonkuba ay jebiyaan nafta hanqal taageeda iyo qooqeeda. Qofka sooman wuxuu xusuusanayaa xaaladaha ay ku suganyihiin dadka gaajeysan ee masaakiinta ah.
Soonku waa tiir ka mid ah tiirarka Islaamku ku taaganyahay [eeg Tiirarka Islaamka lifaaq # 1], qofkii diida in Soonku waajib yahay waa uu ku gaaloobayaa. Qofkii rumeysan in Soonku waajib yahay laakiin aan soomin wuxuu ku caasiyay Allihii abuurtay (S.W.). Soonka waxaa la waajibiyay sannadkii 2d ee Hijrada. WAAJIBNIMADA SOONKA
Ilaahay (S.W.) wuxuu kitaabkiisa Kariimka ah ku yiri aayad micnaheedu ay sidaan tahay: "Kuwa rumeeyayow! Soon baa laydinku waajibiyay, sidii loogu waajibiyay kuwii idinka horreeyayba, si aad u noqotaan al-Muttaqiin (suubanayaasha)." Al Baqarah, aayadda 183d
xuquuqda gabadhaha iyo faa'iidada xijaabka
Islaamka ka hor gabdhuhu waxay ahayeen wax aan qiimolahayn isla markaasina la qiima ah koobabka yaryar ee shaaha lugu cabo gabdhaha waxa loo gaysan jirey xadgudub iyo dulmi aad u foolxun marka aad bugaagta aad akhrinaysid waad la yaabaysaa marmaka qaarkoodna waxa ku qabanaysa dareen naxdin leh runtii siday ahaayeen gabdhuhu islaamka ka hor boqoradii romaniyiinta iyo bershiyiintu waxay gabdhaha ka aaminsanaan jireen sidii sadaqo oo kale oo loogu talagalay boqorada inay waxay doonaan ku falaan carabtii horena gabdhaha waa ay aasi jireen waliba iyagoo nool isla markaasina way adoonsan jireen dadkii yuhuuda ahaana waxay gabadha u aaminsanaayeen wax bilaa macno oo kale oo aan qiimo ku fadhiyin isla marksaana hadii la dilol iyo hadii kalaba ay iskugu mid yihiin oo aan qiimolahayn waxay gabdhuhu sidaas ahaadaanba waxa maka ka soo baxay iftiim iftiimkaasoo iftiimayay caalamkoo dhan iftiimkaasi oo u dooday xaqa gabadha iftiimkaasi oo gabdhihii siiyay inay wax bartaan siiyayna xaquuqdoodii oo dhan iftiinkaasi waxa uu gabadhaha uu faray inay wax bartaan ninka maanta yidhaahda gabadhu wax ma baran karto waa ruux aad ugu qaldan masaladaas islamarkaasina inay soo saaraan ubad caafimaad qabta ubad ka dheer xaasidnimada ubad ka dheer wax isku ogalaan la’aanta waxa uu siiyay xaq ayna waligood ayna helin iftiimkaasina waa islaamka uu hogaaminaayan nabigeenii muxamed ahaa S.C.W
ALLE KOR AHAAYE WUXUU YIRI
( 1 ) Asc: Alle wuxuu yiri kor ahaaye: Lama farin (dadka) waxaan ahayn inay alle oo keliya caabudaan,iyogoo diinta (yacni maqalka iyo hoggaansanka) u gooni yeelaya,iyo inay salaadda oogaan, sekadana bixiyaan sidaasaana ah diinta toosan.=========))) ( 2 ) Wuxuu kaloo yir alle weyne kor ahaaye...Dheh (muxammadow S.C.W.) Haddii aad qarisaan waxa laabihiinna ku jira, ama aad muujisaanba, alle waa og yahay ....) ( 3 ) Alle u wada toobad keena kuwa xaqa rumeeyoow, aad liibaanteene..( 4 ) Alle kor ahaye wuxuu yiri: kuwa xaqa rumeeyoow sabra, oo sabarka ku tartama,
oo heegana ahaada iyo kuwo adkeysi badan, xilka alle idin saarayna dhowra aad liibaanteene. ( 5 )
Wuxuu kaloo yir alle weyne kor ahaaye: waxaan idinku imtaxaani doonaa wax cabsi la yiraahdo iyo gaajo iyo nusqaan naf iyo maal iyo miroba leh ee sabrayaasha u bishaaree. ( 6 ) Wuxuu kaloo yir hufnaaye: sabrayaasha waxaa la siin ujuuradooda xisaab la aan...( 7 ) Kuwa xaqa rumeeyow! kaalmeysta sabarka iyo salaadda alle sabrayaashuu la jiraaye. insha allah ku dadaala salaada iyo camalada wanaagsan walaala yaal.mcs.
boqolsoon.com
Assalaamu Caleykum Ku soo dhawoow Boqolsoon.c
Muxaadaroyinka iyo Kutubta Sh. Maxamed Axmed Rooble (Sh.Boqolsoon), ayaad halkan ka helaysaa.
Sh. Maxamed Axmed Rooble (Boqolsoon) Oo ka digay 17sano ka hor in Soomaaliya Gaaladu qabsan doonto oo Muslimiinta la ugaarsan doono ...
www.boqolsoon.com
Muxaadaroyinka iyo Kutubta Sh. Maxamed Axmed Rooble (Sh.Boqolsoon), ayaad halkan ka helaysaa.
Sh. Maxamed Axmed Rooble (Boqolsoon) Oo ka digay 17sano ka hor in Soomaaliya Gaaladu qabsan doonto oo Muslimiinta la ugaarsan doono ...
www.boqolsoon.com
Mikä on Koraani ?
MIKÄ ON KORAANI ?
Seuraavaksi pari esimerkkiä Koraanin ilmestysteksteistä. Ensimmäisessä suurassa sanotaan:
Ylistys Jumalalle, maailmojen Valtiaalle,
armolahjojen Antajalle, Ohjaajalle ja Siunaajalle,
jonka hallussa on Tilinteon päivä.
Sinua ainoata palvelemme, Sinua huudamme avuksi
Ohjaa meidät oikeata tietä,
niiden tietä, joiden osana on Sinun mielisuosiosi,
ei niiden tietä, jotka ovat Sinun vihasi alaisia, eikä
niiden, jotka harhaan eksyvät.
Koraanin lyhyimmässä suurassa sanotaan:
Kautta kuluvan ajan,
ihminen on totisesti mennyttä,
lukuunottamatta niitä, jotka uskovat ja hyvää tekevät,
soveltavat toisiinsa totuutta ja kehoittavat toisiaan kestävyyteen..
Koraani on Jumalan viimeinen Ilmestys ihmiselle. Koraani annettiin ilmestyksenä viimeiselle profeetalle, Muhammedille, rauha olkoon hänen kanssaan. Sen pääaiheet ovat: Jumalan olemassaolo, Hänen olemassaolonsa ykseys; Hänen ominaisuutensa, kohtauksia eri kansojen luokse lähetettyjen Profeettojen elämästä siten, että erityisesti painotetaan kamppailua profeettojen ja heidät hylänneiden ihmisten välillä; Jumalan sanomasta luopumisen lopulliset seuraukset; hyvän ja hyveellisen elämän periaatteet; henkilökohtaisen elämän, perhe-elämän ja yhteisöllisen elämän järjestämistä koskevien sääntöjen ja ohjeiden peruspiirteet; Jumalan paluu, mittapuun asettaminen ja jokaisen ihmisen uskon ja tekojen arvioiminen ylösnousemuksen ja tilinteon päivänä jota seuraa matka ikuiseen taivaaseen tai helvettiin; ja lopuksi tarkka taivaan ja helvetin kuvaus. Koraani mainitsee muun ohella myös eräitä historiaa koskevia tosiseikkoja ja tieteellisiä tosiasioita sekä tekee luonnonilmiöitä koskevia huomioita ja ennustaa joitain tapahtumia.
Seuraavaksi pari esimerkkiä Koraanin ilmestysteksteistä. Ensimmäisessä suurassa sanotaan:
Ylistys Jumalalle, maailmojen Valtiaalle,
armolahjojen Antajalle, Ohjaajalle ja Siunaajalle,
jonka hallussa on Tilinteon päivä.
Sinua ainoata palvelemme, Sinua huudamme avuksi
Ohjaa meidät oikeata tietä,
niiden tietä, joiden osana on Sinun mielisuosiosi,
ei niiden tietä, jotka ovat Sinun vihasi alaisia, eikä
niiden, jotka harhaan eksyvät.
Koraanin lyhyimmässä suurassa sanotaan:
Kautta kuluvan ajan,
ihminen on totisesti mennyttä,
lukuunottamatta niitä, jotka uskovat ja hyvää tekevät,
soveltavat toisiinsa totuutta ja kehoittavat toisiaan kestävyyteen..
Tilaa:
Blogitekstit (Atom)